DHUUSAMAREEB —
Magaalada Dhuusamareeb ee maamul goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa inay maanta ka dhacdo doorashada musharraxiinta u tartamaya kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya u matali doonaa maamulkaas afarta sano ee soo socota.
Casha Ibrahim Aaden ayaa khadka taleefanka ee Dhuusamareeb kula xiriirtay wariyah VOA-da ee magaalada Gaalkacyo Cabdiwaaxid Macalin Isaaq, ugu horreyna waxaan weydiisay dhaqdhaqaayada siyaasadeed ee xalay ilaa saakay ka socda magaalada Dhuusomareeb.
Facebook Forum