Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Gabar Soomaali ah oo laga saaray doorashada baarlamanka Australia


Sahra
Sahra

Gabar Soomaali ah oo lagu magacaabo Sahra Axmed Mustaf oo xubin ka aheyd xisbiga haya talada dalka Australia ayaa lagala noqday musharaxnimada kursiga Baarlamanka Federaalka ee xaafadda ay ku badanyihiin Soomalida dalkaas.

Xisbiga Sahra ayaa ogaaday inay lacago taageera ah ka heshay adeerkeed oo wasiir ka ah dowlad Federaalka Somaliya Soomaaliya.

Wareysi gaar ah ay siisay VOA-da waxayna u warrantay Ibrahim Cumar Baafo oo Melbourne jooga.

Wareysi: Gabar Soomaali ah oo laga saaray doorashada Baarlamaanka Australia
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:28 0:00


XS
SM
MD
LG