Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ciidamada Mozambique iyo Rwanda oo magaalo ka qabsaday Al-Shabaab


Ciidamada Mozambique oo ay taageerayaan ciidamada Ruwanda ayaa Axaddii sheegay in ay jihaadiyiinta ka qabsadeen magaalada dekedda leh ee Mocimboa da Praia oo ku taal dhulka gaaska qaniga ku ah ee waqooyiga dalkaasi.

Wasaaradda gaashaandhigga Mozambique ayaa xaqiijisay qoraal hore oo ay ciidamada Rwanda ku qoreen Twitter-ka, kaasi oo ay ku sheegeen in ciidamada isku dhafka ah ay subaxnimadii Axadda la wareegeen gacan ku haynta magaalada.

Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan ayaa noo soo koobaya warbixin ay qortay wakaaladda wararka AFP.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:23 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG