Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Saameynta ka dhalan karta khilaafka Farmaajo iyo Rooble


Farmaajo iyo Rooble
Farmaajo iyo Rooble

Labadii cisho ee u danbeysey ayaa waxaa qoraalo isku jawaabaya is-weydaarsadey xafiiska madaxweynaha iyo kan Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Maxamed Xuseen Rooble.

Qoraaladan ayaa ku soo beegmey xili ay magaalada Muqdisho booqasho ku imaaneysey Wwasiirka Arrimaha Dibadda Kenya, waxayna salka ku hayaan haddii xukuumadda ay heshiis gali karto xilliyada doorashada iyo haddii kale.

Madaxweynaha ayaa ku amray hay’adaha dowladda inaysan gelin wax heshiisyo ah, hase yeeshee Ra’iisul Wasaaraha ayaa sheegay in awoodaha fulinta ay leedahay xukuumadda.

Haddaba saameyn intee la eg ayey qoraaladan iska soo horjeeda ku yeelan karaan wada-shaqeynta hay’adaha dowladda iyo diyaarinta doorashada Soomaaliya?

Falastiin Axmed Iiman ayaa warbixintan ku eegeysa arrimahaas.

Saameynta ka dhalan karta khilaafka Farmaajo iyo Rooble
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:00 0:00


XS
SM
MD
LG