Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xubnaha Congress-ka oo isku haya miisaaniyad cusub


US Congress

Mudaneyaasha labada aqal ee Congress-ka Mareykanka ayaa si adag uga doodaya miisaaniyad lacageed oo madaxweynaha Maraykanka Joe Biden uu ku doonayo in lagu horumariyo baahiyaha qoysaska Maraykanka iyo kaabeyaasha dhaqaalaha ee dalka.

Miisaaniyaddan ayay si adag uga soo hor jeesteen muddeneyaasha Xisbiga Jamhuuriga

Sahra Ciidle Nuur, ayaa haddaba arrimahan ka waraysatay Cilmi Waare oo ah suxufi madax-banaan oo arrimaha Mareykanka ka faallooda oo haatan ku sugan gobolka Indiana ee dalka Mareykanka.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:06 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG