Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Maxay ka dhigan tahay wareegtada Farmaajo?


Wareegto ka soo baxday xafiiska madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa lagu sheegay in hay'adaha dowladda aysan gali karin heshiisyo siyaasaddeed, kuwa dhaqaalo iyo amniga ah inta lagu guda jiro xilliga doorashada.

Wareegtada Madaxaweynaha ayaa imaaneysa xilli ay jirtay 24 saac ee lasoo dhaafay hadal hayn la xariirta inay dhici karto heshiis is afgarad oo la xiriira muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya.

Sahra Cabdi Axmed ayaa, Khadka telefoonka ee magaalada Calgary ee dalka Canada kula xiriirtay kula xiriirtay Prof Hussein Warsame oo ah bare Jaamacadeed, waxeyna weydiisey waxa ay ka dhigantahay wareegtadan madaxweyne?

Maxay ka dhign tahay wareegtada madaxweyne Farmaajo?
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00


XS
SM
MD
LG