Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo shaacisay liiska saxda ah ee cod-bixiyayaasha degmooyinka


Puntland
Puntland

Guddiga doorashooyinka Puntland ayaa maanta soo saaray liiska saxda ah ee cod bixiyayaasha degmooyin ka tirsan deegaannada Puntland, kuwaasi ka qeybgali doona doorashooyinka gollayahaasha deeggaanka ee nidaamka xisbiyada oo marki ugu horreysay lagu qaban doono Puntland bisha October ee sannadkan.

Warixintan waxaa Garoowe kasoo diray Nuux Muuse Brijeeb.

Puntland oo shaacisay liiska saxda ah ee cod-bixiyayaasha degmooyinka
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:13 0:00


XS
SM
MD
LG