Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Heshiis nabadeed oo laga gaaray colaadda degmada Dooloow


Maamulka degmada Dooloow ee gobolka Gedo iyo odayaasha dhaqanka degmadaas ayaa ku guuleestay in ay heshiis dhexdhigaan laba beelood oo waayahan ku dagaallmayay duleedka degmada Dooloow, waxaana galinkii dambe ee shalay lagu guuleestay in ay heshiiyaan.

Faafaahinta warkaasi waxaa Kismaayo Kasoo diray Wariyaha VOA Aden Maxamed Salaad.

Colaadihii degmada Dooloow oo heshiis nabadeed laga gaaray
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00


XS
SM
MD
LG