MUQDISHO —
Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya ayaa sheegay in dawladda Soomaaliya aysan aqbali doonin dhex-dhexaadin ku saabsan muranka xuduudda badda ee ka dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya.
Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud oo waraysi siiyey idaacadda VOA ayaa hadalkan jeediyey isgaoo ka jawaabayey warqad la sheegay in Midowga Afrika ay ku muujiyeen inay doorkaas ciyaari karaan, warqaddaasi oo VOA ay ka heshay il-wareed lagu kalsoon yahay.
Wasiirka oo u warramayey Haaruun Macruuf waxa uu arrintaas kaga jawaabay sidan.
Embed
share
WARAYSI WAD
by VOA
Embed
share
The code has been copied to your clipboard.
The URL has been copied to your clipboard
No media source currently available
0:00
0:04:07
0:00