Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Militariga Masar oo sheegay inay dileen 80 maleeshiyo


Wararka ka imanaya dalka Masar ayaa sheegaya in ciidamada militariga dalkaasi ay laayeen in ka badan 80 ka mid ahaa maleeshiyaad xag jiriin ah oo ku sugnaa gobolka Siinaay.

Militariga Masar ayaa sheegay in hawlgal ay gobolkaasi ka fuliyeen ay ku laayeen maleeshiyaadkan oo, sida ay sheegeen, halis ku ahaa ammaanka dalka Masar.

Warbixintan waxaa soo diray weriyaha VOA Xuseen Saxnuuni.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:35 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG