Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Xubno ka mid ah kooxda Soomaaliya ee Tokyo oo karantiil ku jira


Nuux Ibraahim Axmed oo ah tababaraha orodyahanka Soomaaliya u matalaya ciyaaraha Olombikada adduunka ee Japan ayaa karantiil ku jira isaga iyo qaar kale oo wafdiga Soomaaliya ka mid ah.

Orodyahan Cali Iidow Xasab ayaa hadda kaligiis tababarta isagoo ordi doona Talaadada soo socota.

Warbixintan waxaa Melbourne nooga soo diray wariyaha VOA ee Australia iyo Koonfurta Asia Ibraahim Cumar Baafo.

Xubno ka mid ah kooxda Soomaaliya ee Tokyo oo karantiil ku jira
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:14 0:00




XS
SM
MD
LG