Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Sool: Heshiis laga gaaray dagaallo ay ku dhinteen 169 qof


Sool

Waxaa heshiis laga gaaray dagaallo ka dhacay koofurta gobolka Sool, dagaalkaas oo horey ay ugu dhinteen dad gaaray 169 qof.

Wariyaha VOA-da ee maaalada Laascaanood Cabdikariim Olol ayaa heshiiskan ka wareystay Garaad Jaamac Garaad Cali.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:13 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG