Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Madaxweynaha Tunisia oo difaacay tallaabooyinkii uu qaaday


 Kais Saied
Kais Saied

Madaxweynaha dalka Tunisia ayaa difaacay talaabooyinka uu ku laalay qaar ka mid ah heyadaha Qaranka Dalkaasi, xilli lagu eedeynayo inuu sameeyeey afgambi.

Tunisia ayaa wajahaysa qalaalaasihii dimoqraadi ee ugu xumaa toboneeyo sano kadib markii madaxweyne Kais Saied uu eryay xukuumaddii, kala diray baarlamaankii isaga oo taageero ka helaya ciidamada.

Tallaabadaas ayaa waxaa afgenbi ku tilmaamay xisbiyada ugu waaweyn ee dalkaasi oo ay ku jiraan kuwa Islaamiyiinta, hase yeeshee madaxweyne Kais Saied ayaa ugu baaqay shacabka in ay is dejiyaan.

Warbixintan waxaa magaalada Qaahira ka soo diray Xuseen Saxnuuni.

Madaxweynaha Tunisia oo difaacay tallaabooyinkii uu qaaday
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:46 0:00


XS
SM
MD
LG