Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Baarlamanka Koonfur Galbeed oo dhisay guddi doorasho


Koonfur Galbeed

Guddoomiyaha baarlamaanka maamulka Koonfur Galbeed ayaa maanta magacaabay guddiga ka tirsan baarlamaanka maamulkaas ee maamuli doona doorashada Aqalka Sare oo dhowaan dhacaysa.

Xubnaha ayaa maamuli doona doorashada 8 Senator oo ka mid noqon doona Aqalka Sare, oo xildhibaanada maamulka ay u codeyn doonaan, sida qorshuhu yahay.

Mukhtaar Maxamed Catoosh ayaa warbixintan kasoo diray Baydhaba.

Baarlamanka Koonfur Galbeed oo dhisay guddi doorasho
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:24 0:00


XS
SM
MD
LG