Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Tartamada kusoo fool leh Soomaaliya ee Olombikada Tokyo


Magaaladda Tokyo ee dalka Japan waxa ka socdo ciyaaraha Olombikada caalamka ee Tokyo 2020, oo aysan qeyb ka aheyn daawadayaal sababo la xiriira xanuunka COVID-19.

Tartanka sanadkan oo ay ka qeyb-galayaan dowlo 200 kor u dhaafaya, ayaa waxaa ka mid ah Soomaaliya.

Kooxda Soomaalia waxaa ka mid ah Ramla Ali oo beri oo isniin ah la feertami doonto gabar ka socoto dalka Romania.

Sahra Cabdi Axmed ayaa khadka telefoonka ee Tokyo kula xariirtey Faadumo Cali Nuur oo ah hoggaaminayso Kooxda Soomaalida, waxayna ka weydiisay tartamada kusoo socda Soomaaliya.

Wareysi: Tartamada kusoo fool leh Soomaaliya ee Olombikada Tokyo
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:14 0:00


XS
SM
MD
LG