Ugu yaraan 2 qof ayaa ku geeriyooday iska hor-imaad maanta ka dhacay isgoyska Ex-control Afgooye ee Muqdisho. Is-rasaaseynta ayaa la sheegay in ay dhexmartay ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda Soomaaliya.
Wariyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle ayaa warkan noo soo diray.