Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Xoghayaha Guud ee Olimbikada Somalia oo Tokyo ku sugan


Ciyaaarihii caalamiga ah ee Olombikada 2020 oo maanta ka furmay magaalada Tokyo ee dalka Japan waxaa Somaliya uga qeybgalaya laba ciyaartoy oo u kala tartamaya oradka iyo feerka.

Haddaba weriyahayaga Ibraahim Cumar Baafo ayaa khadka telefoonka ee Tokyo kula xiriiray Maxamed Cabdow Xaajo oo ah Xoghaya Guud ee Guddiga Olombikada Soomaaliya kuna sugan garoonka ay ka dhacayso xaflada furitaanka ciyaaraha.

Dhageyso ciyaaraha Olimbiga
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:19 0:00


XS
SM
MD
LG