Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Soomaalida Canada oo ka xumaaday tallaabo uu qaaday Mareykanka


Muwaadiniinta Canada oo ay Soomaaliduna qeyb ka yihiin ayaa ka xumaaday in Mareykanka uu kordhiyo xayiraadda xuduudda labada dal, kadib maalmo un markii ay Canada dhankeeda khafiifisay xayiraadda.

Dad badan oo ay kamid yihiin Soomaalida Canada ayaa rajeynayay in muddo kadib ay booqdaan ehelladooda deggen Mareykanka, taasi ooh adda mar kale ay tahay inay sugaan muddo kale.

Warbixintan waxaa Toronto kasoo diray Xuseen Nuur Xaaji.

Soomaalida Canada oo ka xumaaday tallaabo uu qaaday Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:43 0:00


XS
SM
MD
LG