WASHINGTON —
Waxaa kasoo wareegtay 65 sano markii Ra’iisul'wasaarihii hore ee Canadda Lester Pearson uu ku guuleystey abaalmarinta Nobel Peace Prize doorkiisii billaabitaanka howgalkii ugu horeeyey ee nabad ilaalinta ee Qaramada Midoobay.
Hase yeeshee, haatan dalkiisa Canada oo si weyn ugu faani jirey kaalinta uu ku lahaa howlagalada Qaramada Midoobay ciidamo tiro yar ayaa uga qaybqaadanaya hawlaha nabad ilaalinta Qaramada Midoobay.
Jay Heisler ayaa noo diyaariyey warbixin ku saabsan xiisaha sii guuraya ee loo qabao hawlgallada nabad-ilaalinta Qaramada Midoobay, waa tan Sahra Cabdi Axmed.