Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shir ku saabsan amniga Qaaradda Africa oo Nairobi ka furmay


Diblomaasiyiin ka tirsan golaha ammaanka ee Qaramada Miboobey, kuwaas oo ka soo jeeda waddamada Qaaradda Africa iyo sidoo kale dalalka Caribbean-ka oo ku shiraya magaalada Naiorbi ee dalka Kenya ayaa ka arrinasanaya xaaladaha amni iyo nabadgalyo ee Qaaradda Africa.

Si gaar ah waxaa shirkan diiradda loogu saarayaa xasaradaha ka taagan waddanka Itoobiya iyo sidoo kale khilaafka ka taagan biyo-xireenka weyn ee Itoobiya.

Faahfaahinta warkaasi waxaa inoo haya wariyaha VOA-da ee magaalada Nairobi Khadar Maxamuud Xareed.

Shir looga hadlayo amniga Qaaradda Africa oo Nairobi ka furmay
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:20 0:00


XS
SM
MD
LG