Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Ceelwaaq


Gedo
Gedo

Diyaarad siday 35 qof kana timid magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa ka baxday dhabbaha diyaaraduhu kusoo degaan ee dagmada Ceelwaaq ee Gobka Gedo.

Sida ay sheegeen mas’uuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland ma jirin wax khasaare ah oo ka dhashay shilkaas diyaaradeed marka laga reebo waxyeelo soo gaartay diyaaradda waxaana loo daad gureeyay dadka rakaabka ahaa ee diyaarada saarnaa dhanka Kenya gaar ahaan degaanka Ceelqaaloow oo markii hore ay diyaaraddan ku wajahneed.

Wasiirka warfaafinta Jubaland Saleebaan Maxamed Maxamuud ayaa arrimaha diyaaradan uga warramay wariyaha VOA ee Kismaayo Aadan Maxamed Salaad.

Shil diyaaradeed oo ka dhacay garoonka Ceelwaaq
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:35 0:00


XS
SM
MD
LG