Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Diyaargaroowga doorashada xildhibaannada oo Beledweyne ka socda


Dhawaan ayaa la filayaa in 11 magaalo oo Soomaaliya ah ay ka dhacaan doorashooyinka Aqalka Sare iyo Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya, kadib markii guddiga doorashada ay todabaadkan ay soo saareen jadwalka doorashada.

Magaalada Beledweyne oo kamid ah meelaha loo qorsheeyay inay ka dhacaan doorashooyinka ayaa ku jirta diyaargowgii ugu dambeeyay, iyadoo halkaasi lagu dooran doono 25 kamid ah kuraasta Baarlamaanka Federalka ee Soomaaliya.

Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintaan ka soo diray Beledweyne.

Baledweyne oo u diyaargarowday doorashada xubnaha Golaha Shacabka
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:07 0:00


XS
SM
MD
LG