Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxay tahay in lagu xulo ergada dooraneysa xildhibaanada?


Baarlamanka
Baarlamanka

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer faderaal ee Soomaaliya ayaa dhowaan soo saaray jadwalka doorashada, iyadoo lagu wado in dhowaan la guda galo doorashada xildhibaannada Aqalka Sare iyo mudaneyaasha Golaha Shacabka.

Marka laga yimaado Aqalka Sare oo ay dooran doonaan xildhibaannada maamul goboleedyada, haddana Golaha shacabka waxaa dooran doono rrgo lasoo xulay, oo ka imaanaya beelaha ay xildhibaannada Golaha Shacabku ku metalayaan Baarlamanka.

Haddaba, si loo helo Gole Shacab oo qabta shaqooyin badan, maxay tahay in ergada wax dooraneysa lagusoo xulo? Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa warbixintaan ku eegaya arrimahaasi.

Maxay tahay in lagu xulo ergada dooraneysa xildhibaanada?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:35 0:00


XS
SM
MD
LG