Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muqdisho: Sare u kac ku yimid qiimaha xoolaha lagu iibsado


Guud ahaan dunida muslimka iyo gaar ahaan Soomaaliya waxaa ka socda diyaar-garowga munaasabadda Ciidul- Adxa. Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya ayaa la sheegayaa in qiimaha lagu kala iibsado xoolaha ee suuqyada uu kor u kacay. Warbixintan waxaa noo soo diray Xassan Kaafi Qoyste.

Sare u kac ku yimid qiimaha xoolaha
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:42 0:00


XS
SM
MD
LG