Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Ethiopia oo Digniin Siisay Warbaahinta Shisheeye


Hay’adda maamusha warbaahinta dalka Ethiopia ee EMA loo soo gaabiyo ayaa uga digtay warbaahinta shisheeye ee ka howlgasha dalkaasi in ay isticmaalaan hadallo sifo aan sax ahayn ka bixiya gobolka Tigray, sida ay sheegtay hay’addu, waxayna ka digtay in hay’adahaas ay la kulmi doonana tallaabo dhinaca sharciga ah.

Dhinaca kalena, mucaaradka TPLF ayaa sheegay inay sii daayeen ilaa 1000 maxbuus oo ay ku qabteen dagaalkii Tigray. Laba warbixin oo ay kala diyaariyeen VOA iyo Reuters waxaa iskugu keen soo dubariday soona jeedinaya Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:00 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG