Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu yahay hindise sharciyeedka khilaafka weyn ka abuuray gobolka Texas?


In kabadan 50 xildhibaan oo ka tirsan aqalka hoose ee gobolka Texas, oo ka tirsan xisbiga Dimqraadiga ayaa ku sugan Washington, kaddib marki ay ka soo baxsadeen gobolkaas, si ay xildhibaannada Jamhuuriga uga hor-istaagaan kooram lagu qabto kalfadhi lagu ansixinayo sharciyo ay jamhuurigu wataan.

Hindisaha ay doonayaan Jamhuurigu in sharci laga dhigo ayaa xaddidaya coddeynta doorashada.

Wariyaha VOA ee Washington Abdulaziz Hussein ayaa khadka taleefonka ee magaalada Dallas ee gobolka Texas kula xiriiray Cabdi Daahir Aaye, oo ah Injineer gobolkaasi deggan, wuxuuna ugu horreyn weydiiyay waxaa uu yahay sharciggan ay Jamhuuriga gobolku wataan.

Muxuu yahay hindise sharciyeedka khilaafka weyn ka abuuray gobolka Taxes?
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:46 0:00


XS
SM
MD
LG