Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Gabar Soomaali ah oo heshiis ganacsi la saxiixatay dukaan caalami ah


Gobolka Minnesota, shirkad sameysa khamaarka iyo xijaabka oo ay iska leedahay gabar Soomaaliyeed ayaa heshiis la saxiixatay dukaan weyn oo iibiya dharka, waxaana heshiskaasi oo qoraya in labada dhinac ay khamaaradda wada sameeyaan, kaddibna dukaamada Nordstrom lagu iibiyo khamaaradan.

Maxamuud Mascadde ayaa warbixinta ka soo diray Minneapolis.

please wait

No media source currently available

0:00 0:03:47 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG