Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Haweenka iyo Qoyska: Qoysas ku Barakacay Degmada Doolow


Barnaamijka Haweenka iyo qoyska ee toddobaadkan waxa uu u saabsan yahay qoysas ku barakacay dagaal beeleed toddobaadkan ka dhacay degaano hoos tagad degmada Doolow ee gobolka Gedo.

Qoysaskan ayaa ku barakacay tuulooyinka ku teedsan degmada degmada Doolow, kuwaasoo ay sida ay sheegeen aan haysan hoy, cuno, iyo biyo.

Dhageyso Barnaaminka oo ay soo diyaarisay Caasho Ibrahim Aden "Caashocuud"

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:46 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG