Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wareysi: Aabaha askari kasoo baxsaday Eritrea oo lagu dilay Afgooye


Wararka ka imanaya magaalada Afgooye ayaa sheegaya in nin dhowaan sheegay inuu kasoo goostay ciidanka Soomaalida ee lagu tababarayo Eritrea in lagu dilay halkaasi habeenimadii Isniinta.

Ninkan ayaa lagu magacaabo jiray Cabdimaalik Cabdullaahi Xaaji Xasan. Aabaha ninkaasi oo lagu magacaabo Cabdullaahi Xaaji Xasan ayaa Caasha Ibraahim Aadan uga warramayey sida ay wax u dhaceen?

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:03 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG