Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Afghanistan: Al-Qacida iyo Daacish oo la filayo inay dib isu habeeyaan


Iyadoo ciidamada Mareykanka iyo xulufadiisu ay ka baxayaan dalka Afghanistan, ayaa saraakiisha reer galbeedka waxay isku diyaarinayaan inay ku wajahaan khataraha argagaxisada iyaga oo ballan qaadaya tallaabooyin ama awoodo meel soke wax ka eegaya oo laga yaabo in aanay ku haboonayn khatarta kooxaha sida al-Qaida iyo Daacish.

Warbixin uu arrintan ka diyaaryay wariyaha VOA-da uga soo warrama Amuuraha Amniga Qaranka Jeff Seldin waxaa inoo soo jeedineysa Caasho Ibrahim Aden.

Afghanistan: Al-Qacida iyo Daacish oo la filayo inay dib isu habeeyaan
please wait

No media source currently available

0:00 0:05:30 0:00


XS
SM
MD
LG