Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wararkii ugu Danbeeyay ee Qarax uu ka Badbaaday Taliye Qaroole


Qaroole
Qaroole

Ugu yaraan 8 qof ayaa ku dhintay 9 kalena wey ku dhaawacmeen qaraxa maanta ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Banaadir iyo Isbitalka Madiina ee Magaalada Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay in uu ka dhashay gaari walxaha qarxa laga soo buuxiyay oo lala eegtay kolonyo uu la socday taliyaha booliska gobolka Banaadir Farxaan Maxamuud Qaroole oo weerarka ka badbaaday.

Faahfaahinta warkan waxaa Muqdisho ka soo diray wariyaha VOAda Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.

Wararkii ugh danbeeyay ee qaraxa Muqdisho
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:42 0:00


XS
SM
MD
LG