WASHINGTON —
Maxkamadda Sare ee Somalailand ayaa dhawaan ansixisay natiijadii doorashada golaha baarlamaanka ee maamulkaas, waxaana doorashadii Golaha Wakiilada ee Somaliland ka dhacday 31-kii Bishii May ay maxkamaddu ku raacday guddiga doorashada.
Haddaba maxay yihiin arrimaha ugu muhiimsan ee horyaal xubnaha cusub ee baarlamaankaas?
Warbixin arrintaas ku saabsan waxaa inoo haya Xuseen Barre.
Facebook Forum