Mamulka Wajeer ee Woqooyi-bari Kenya oo kaashanaya hay’adaha maxaliga iyo kuwa caalamiga ah ee ayaa ka wada hadlaya sidii si wada jir ah looga shaqeyn lahaa deeganada abaaruhu ay ku dhufateen, xili dad badan oo xoola dhaqata ah ay abaar culusi ku haysato 6da dagmo ee maamulkaasi ka kooban yahay.
Maxamed Faarax Shire ayaa warbixintan Garrisa ka soo diray.
Facebook Forum