KISMAAYO —
Ra'isul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay ku hoyday magaalada Kismaayo oo uu safar ku shalay ku tagay, waxaana xukuumaddiisu ballan-qaaday dib u dhis ay ku sameyn doonto Dekedda Kismaayo.
Rooble ayaa Kismaayo u tagay dardar-gelinta qabashada doorashada dadban, iyo xal u helidda khilaafka gobolka Gedo.
Adan Maxamed Salaad ayaa warbixintan ka soo diray Kismaayo.
Facebook Forum