Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Puntland oo doorashooyin ku qabaneysa saddex degmo


Puntland

Guddiga doorashada ku-meel gaarka ah ee Puntland ayaa shaaciyay in 25-ka bisha October ay doorashada golayaasha deeeganka ka dhacayso saddex degmo oo Puntland ah.

Warbixintan waxaa magaalada Garowe kasoo diray wariyaha VOA-da Nuux Muuse Birjeeb.

Puntland oo doorashooyin ku qabaneysa saddex degmo
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:57 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG