Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa kordhiyey qaraxyada is-miidaaminta ah ee ay shaqsiyaadka ka fuliyaan Muqdisho?


Bilooyinkii ugu dembeeyay waxaa Soomaaliya, gaar ahaan magaalada Muqdisho kusoo badanayay qaraxyada ismiidaaminta ah oo ay dadku isku soo xiraan, kuwaas oo lala beegsanayay bartilmaameedyo kala duwan.

Qaraxyadaas ayaa waxay sababeen iney dad badan ku dhintaan kuwa kalana ay ku dhaawacmaan. Soomaaliya waxaa kusoo badnaan jiray qaraxyada loo adeegsado gawaarida iyo miinooyinka.

Haddaba maxay tahay sababta keentay iney soo kordhaan weerarada dadka is-qarxinaya? Weriyaha VOA-da ee Muqdisho Cabdicasiis Barrow ayaa su'aashaas weydiiyay Xuseen Macallin Maxamuud oo ah maamulaha machadka daraaseeya amniga ee Hiraal ee fadhigiisu yahay Muqdisho.

please wait

No media source currently available

0:00 0:07:42 0:00



Facebook Forum

XS
SM
MD
LG