Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Afarta Luuliyo: Warbixin ku saabsan maalinta xorriyadda Mareykanka


Dabbaaldegga Afarta July oo ah maalinta xorriyadda Mareykanka ayaa ah munaasabad ku weyn dadka iyo dowlada Mareykanka, waxaana laga joogaa 245 sano xilligii Mareykanku uu xorriyadda ka qaatay Ingiriiska.

Labadii sano ee la soo dhaafay Afarta July waxaa jiray Xanuunka COVID-19 oo saameyn xooggan ku yeeshay hababka ay dadku u maamuusi jireen munaasabadda xorriyada.

Haddaba, iyadoo munaasabadda sanadkan ay ku soo aadeyso xilli inta badan la qaaday xayiraadihii COVID-19, dabaaldegyada sanadkani ma noqonayaan kuwa ka bedelan sanadkii hore ee 2020? Maxayse uga dhigan tahay maanta shacabka Mareykanka?

Sahra Cabdi Axmed ayaa warbixin dhinacyada badan taabaneysa ku eegeysa.

Afarta Luuliyo: Warbixin ku saabsan maalinta xorriyadda Mareykanka
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:31 0:00


XS
SM
MD
LG