Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jigjiga: Sanduuq Gargaar oo loo furay dadkii ay waxyeelladu ka soo gaartay TPLF


Magaalada Jigjiga ee caasimadda dowladda deegaanka Soomaalida ayaa waxaa lagu daahfuray Sanduuq Gargaar oo lagu taageeri doono dad ay dhibaatooyin ka soo gaareen tacadiyo ka dhacay gobolkaass muddadii 30-ka sano aheyd ee ay TPLF ka talineysay Itoobiya.

Sida ay sheegeen maamulka deegaanka Soomaalida, Sanduuqan ayaa aas-aaskiisa waxaa iska kaashaday madaxda dowlad-deegaanka Soomaalida iyo ururka ONLF.

Warbixintan waxaa Jigjiga ka soo diray wariyaha VOA, Maaxamed Cabdiraxmaan Gaataa.

Jigjiga: Sanduuq gargaar oo loo furay Soomaalida ay waxyeelladu ka soo gaartay TPLF
please wait

No media source currently available

0:00 0:06:05 0:00


XS
SM
MD
LG