Shirkadda dawooyinka soosaarta ee Aspen ee laga leeyahay Dalka Koonfur Africa ayaa bilowday soo saarista 400 oo malyuun oo qiyaas oo talaalka xanuunka Covid-19 ah oo loogu talagalay dalalka Africa.
Si howshaasi ay bilowday shirkadda loo dardar geliyo, shirkaddu waxay maal gelin balaaran ka heshay dowladda Mareykanka.
Maxamed Yuusuf ayaa warbixintan Nairobi ka soo diray. Cabdixakiim Maxamud Shirwac ayaa inoo soo jeedinaya.