Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Arday Soomaaliyeed oo ka qalin-jebiyey jaamacado ku yaalla Shiinaha


Dr Shire Axmed

Jaamacado ku yaalla dalka Shiinaha ayaa waxaa toddobaadkan ka qalin-jebiyey arday Soomaaliyeed, oo ka mid ahaa kumanaan arday oo sanadkan jaamacadaha dhameeyey.

Ardaydan ayaa ka baxay kuliyado caafimaad, waxaana ka mid ah Dr. Shire Axmed oo bartay. Wariyaha VOA ee qaaradda Australia iyo Koonfurta Asia Ibrahim Cumar Baafo ayuu Dr. Shire u warramay.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:55 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG