Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Kowda Luuliyo: Xuska maalinta xorriyadda oo Muqdisho lagu qabtay


Calanka Soomaaliya

Magaalada Muqdisho waxa lagu qabtay munaasabad lagu weyneynayay markii ay gobollada Koonfureed xorriyadda ka qaateen gumeystihii Talyaaniga iyo midowgii gobollada Waqooyi iyo Koonfur ee Soomaaliya ee Kowdii July 1960-kii, markaas oo ay dhalatay Jamhuuriyadda Soomaaliya.

Warbixin ku saabsan xuskan waxaa Muqdisho kasoo diray Xasan Kaafi Cabdiraxmaan Qoyste.

please wait

No media source currently available

0:00 0:04:31 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG