Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Shirweyne ku saabsan caymiska oo ka furmay Hargeysa


Caymiska Somaliland
Caymiska Somaliland

Hay’adda Caymiska Somaliland oo uu dhawaan magacaabay madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta shirkii ugu horreeyey ku qabatay magaalada Hargeysa.

Shirkan ayaa waxaa ka qeyb-galaya ganacsatada iyo qaybaha kala duwan ee bulshada, iyadoo ay noqonaysa markii ugu horeysay mudo 30 ah oo ay Somaliland yeelato Hay’adda Caymiska ka shaqeysa.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Shirweyne ku saabsan caymiska oo ka furmay Hargeysa
please wait

No media source currently available

0:00 0:03:58 0:00



XS
SM
MD
LG