Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Jadwalka doorashada Soomaaliya oo la guda galay


Guddiyada doorashada
Guddiyada doorashada

Magaalada Muqdisho waxaa ka socda dadaalka loogu jiro sidii ay doorasho uga qabsoomi laheyd Soomaaliya sanadkan gudihiisa, kadib markii ay dhowr goor doorashada dib uga dhacday waqtigeeda.

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa shalay soo saaray jadwal cusub oo loo dejiyey doorashada iyo go’aano ay ku gaareen shirka arrimaha doorashada ee ay ku yeesheen magaalada Muqdisho. Jadwalka cusub ee doorashada ee lasoo saaray ayaa dhigaya in doorashada madaxweynaha dalka ay dhacdo 10-ka October 2021.

Maantana, Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa tababar u furay Guddiyada Doorashooyinka dalka heer federal iyo heer dawlad goboleed.

Warbixin ku saabsan dadaallada socda ee doorashada Soomaaliya, waxaa Muqdisho kasoo dirtay Seynab Abuukar Maxamed.

Jadwalka doorashada Soomaaliya oo la guda galay
please wait

No media source currently available

0:00 0:07:43 0:00


XS
SM
MD
LG