HARGEYSA —
Waxa magaalada Hargaysa maanta lagu soo gabe-gebeeyey shir lagu lafo gurayay ururinta iyo maamulidda Zakada si hoos loogu dhigo saboolnimada ka jirta Somaliland.
Shirkan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta ee Somaliland. Warbixintan waxaa Hargeysa kasoo diray Khadar Maxamed Cakule.