Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Muxuu Faarax Macallin ku dhaliilay soo celinta xiriirka Soomaaliya iyo Kenya?


Faarax Macallin Dawaraa

Guddoomiye ku xigeenkii hore ee Baarlamaanka dowladda Kenya, kana mid ah siyaasiyiinta Soomaalida ee dalkaasi Faarax Macallin Dawaar oo ka hadlay tillaabadii ay dowladaha Soomaliya iyo Kenya ay dib ugu soo celiyeen xiriirkii diblomaasiyadeed ee labada waddan ayaa dhaliilay tillaabadaas.

Waxa uu sheegay in Soomaaliya looga baahnaa inaysan markii hore ku degdegin inay jarto xiriirka labada dowladood hadii aysan ku adkaysan karin go’aankeeda.

Faarax Macallin ayaa magaalada Nairobi ugu warramay Wariyaha VOA-da Khadar Maxamuud Xareed.

please wait

No media source currently available

0:00 0:08:57 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG