Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Wicitaanka Dhageystaha: Walaaca Soomaalida Nairobi ee afduubka


Wicitaanka Dhageystaha

Barnaamijka Wicitaanka Dhageystaha waxa uu todobaadkaan ku saabsan yahay walaaca ay Soomaalida ku nool Nairobi ka qabaan falal afduub ah oo magaalada dhawaan loogu geystay gabdho Soomaali ah. Barnaamijka waxaa marti ku ah Yuusuf Xasan oo ah xildhibaan ka tirsan baarlamanka Kenya, lagana soo doorto degmada Kamakunji oo xaafadda Islii ay ka tirsan tahay.

Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Nuur Xasan Nuur.

please wait

No media source currently available

0:00 0:21:49 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG