Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Waalidiinta Soomaaliyeed ee xaafadda Islii oo ka walaacsan afduubka gabdhaha


Hooyooyinka Soomaaliyeed ee ku nool xaafadda Islii ee magaalada Nairobi ayaa walwal xooggan ka muujiyay xaaladda amni ee xaafadaasi, kadib markii ay soo kordheen falalka afduubka ah ee loo gaysto gabdhaha dhallinyarada iyo carruurta Soomaalida.

Haweenka ayaa dowladda Kenya ka codsaday inay wax ka qabato xaaladaha amni darrada ah ee ka soo cusboonaaday xaafadda Soomaalida Islii ee magaalada Nairobi.

Wariyaha VOA ee magaalada Nairobi Khadar Maxamuud Xareed ayaa warbixinta inoo soo diray.

please wait

No media source currently available

0:00 0:06:06 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG