Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Boorama: Dhallinayo loo Xiray Xirashada Calanka Soomaaliya


Ciidamada booliska ee Magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ayaa shalay gelinkii danbe soo xixiray dhalinyaro ilaa 45 gaareysa oo ay kuu eedeeyeen inay iyagoo ku labisan dharka calanka Soomaaliya ay sawiro iska qaadayeen si ay baraha bulshada ugu faafiyaan.

Maxamed Colaad Xassan ayaa arrintan ka wareystay Wariyaha VOAda gobolka uga soo warama Haashim Sheekh Cumar Good.

Dhallinyaro lagu xiray Boorama
please wait

No media source currently available

0:00 0:04:21 0:00


XS
SM
MD
LG