Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Munaasabadda 26-ka June oo laga xusay Hargeysa


Muuse Biixi

Waxaa xalay lagu qabtay xarunta Madaxtooyada Somaliland ee magalada Hargeysa munaasabad lagu xusayay sanad-guurada 61-aad ee ka soo wareegtay markii ay gobolladdii waqooyi ee Soomaaliya xoriyadda ka qaateen gumeystihii Ingiriiska.

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo munaasabaddaasi khudbad ka jeediyay ayaa ka hadlay arrimo dhowr ah, isaga oo ku eedeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya in ay "cunnaqabateyn" saartay Somaliland oo ay xayirtay lacag ay deeqbixiyeyaashu ugu talogaleen Somaliland.

Warkan waxaa Hargeisa ka soo diray Wariyaha VOA Khadar Maxamed Cakule.

please wait

No media source currently available

0:00 0:05:53 0:00


Facebook Forum

XS
SM
MD
LG