Isku xirrada

War Deg-Deg ah

Maxaa ka soo baxay shirkii golaha wasiirada ee Jamhuuriyadda Jabuuti?


Ismael Omar Guelleh
Ismael Omar Guelleh

Maalmihii la so dhaafay madaxweynaha Djibouti Ismaciil Cumar Geelle ayaa marki u horeysay is kugu keenay xubnaha xukumadda cusub ee Djibouti kulan gaar ahaa oo albaabadu ay u xirnaayeen oo lagu qabtay meel ka baxsan magaalada Djibouti.

Shirkaasi oo socday laba maalmood waxaa lagu qabtay magaalada Carta ee dalka Djibouti, isago ku saabsanaa sidii loo sii xoojin lahaa adeegyada dowladdu ay u fidiso dadweynaha iyo wada shaqeynta xubnaha xukumadda iyo sidii xukumadda cusub ay u la jaan qaadi lahayd siyaasadda cusub gobolka iyo caalamka.

Warbixintan waxaa magaalada Djibouti inooga soo diray wariyaheenna Ramadaan Muuse.

Maxaa ka soo baxay shirkii golaha wasiirada ee Jamhuuriyada Jabuuti?
please wait

No media source currently available

0:00 0:02:48 0:00


XS
SM
MD
LG